Qarsin Qallooca Baarlamaanada Dowlad Goboleedyada iyo Qol isku xirka Senetarada

Sarrifka doollarka oo sabbeeya Saacad saacad waa sida kaliya ay sarrifleyaasha ku heli karaan lacag badan, balse ogaw maalintaas Qolo ayaa laga daadsanayaa oo la kulmaysa Khasaare jilba jab ah, halka qolada kale helayso Macaash Madax barar ah. Shalay Xubnaha Baarlamaanka Dowlad goboleedyada waxay maskaxda ku hayeen in la soo gaaray waqtigii Sabbeynta Siyaasadda Maamul … Continue reading Qarsin Qallooca Baarlamaanada Dowlad Goboleedyada iyo Qol isku xirka Senetarada